"Israa'iil waxay dooneysaa inay nabad kula joogto deriskeeda - dhamaan dariskeeda. Meel aan u soconno ma jirto. Bariga Dhexe waa gurigeena," ayuu yiri Lapid intii lagu...
Xisbiga gacanta ku haya dawlad deegaanka Tigreega, ee loo yaqaan Jabhadda Xoreynta Dadka Tigreey, ama T.P.L.F, oo sannado badan ahaa xisbiga talada hayay ee Itoobiya, ayaa...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kadib markii la qanciyey madaxweynaha maamulka HirShabeelle oo Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo shalay qaadacay shirka....
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga ah ayaa lumiyay codka kalsoonida toddobaadkii hore wuxuuna hada ka codsaday gudoomiyaha baarlamaanka inuu soo dhiso xukuumada cusub. Muran ka dhashay dib u...
Waxay su'aal ka taagan tahay Iiiraan iyo quwadaha reer galbeedka sheekadooda xaggee ku dhammaan doontaa?
Suudaan iyo Masar waxay ku eedeynayaan Itoobiya eedeymo la xiriira cidda mas'uulka ka ah fashilka wadahadallada ku saabsan biyo-xireenka laga dhisayo wabiga Niil-buluug, oo ah kan...
Ururkaan ayaa wali dhibaato ku haayo shacabka sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaanan wali ka adkaanin ururkaan.
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa diiday inuu kaqeyb galo shir u dhaxeeya dowlada fedaraalka iyo madaxda Maamul Goboleedyada oo ugu yeereey ra’iisul wasaare Maxamed...
Hehsiiska 27-kii Maay ee la gaaray ayaa dhigayey inay Soomaaliya doorashadu uga dhacdo muddo 60 maalmood ah.
Sidoo kale, waxaan wali laga warbixin qasaaraha gaaray labada dhina iyadoo kooxda Al-Shabaab ay sheegatay masuuliyada weerarka.