Hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in Mooskow ay casharro ka baratay qabsashadii Soofiyeeti ee Afgaanistaan isla markaana aysan faragelin ku sameyn doonin dalka kadib qabsashadii...
In kasta oo taariikhdooda ay ahaayeen xulafo intii uu gumeystihii Faransiisku jiray, Marooko iyo Aljeeriya waxaa dhex maray muran dhuleed oo culus. Haddaba, maxaa dhacay? Maxay...
Tony Blair ayaa Britain ka qaaday dagaalka Afgaanistaan isaga iyo Mareykanka markii uu ahaa ra'iisul wasaaraha UK.
Aasaasaha kooxda Daalibaan Mullah Cabdul Ghani Baradar ayaa Sabtidii gaaray magaalada Kaabul, si uu wadahadalo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa dowlad cusub uu ula yeesho...
Falanqeyn: Duqeymaha cusub ee diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee hoos yimaada maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa su’aalo ka keenay jihada mustaqbalka ee siyaasadda arrimaha dibadda Mareykanka...
Taariikhda giraangirka waxay isu rogtaa wareeg buuxa iyadoo Afgaanistaan ay gacanta u gashay Daalibaan. Tijaabada hortaalla ayaa ah ma ku guulaysan doonaan dhismaha dowlad reer Afgaanistaan...
"Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka duuleysa qorsheyaasha Qaran ee ku salaysan dhowridda xuquuqda muwaaddiniinta iyo ilaalinta hantida Qaranku waxa ay ku guuleysatay in aynu si rasmi...
Si loo xakameeyo dhaleeceynta dalalka kala duwan ee Midowga Afrika, Moussa Faki Maxamad, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (MA) wuxuu soo saaray bayaan uu ku...
Iyada oo milatariga Masar ay ku kacaan falal xad -gudubyo ka dhan ah dadka rayidka ah oo ay ugu magac dareen la -dagaallanka Wilayat Sinai, imisa...
Madaxweynaha Tunisiya Kais Saied ayaa horey u ballanqaaday inuusan ku xadgudbin xuquuqda iyo xorriyadda dadka, isagoo dhanka kale muujiyey inuu diidan yahay wadahadal “marka laga reebo...