Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu yeeray shir madaxeedka fursad "sidii wax loogu qaban lahaa" ka hor shirka cimilada ee Q.M ee COP26...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay Jimcihii go’aankan in ay sabab u tahay waxa ay ku tilmaantay in Lubnaan ay ku guuldareysatay in ay...
Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah ee Dessie ee gobolka Amxaarada ee dalkaasi Itoobiya. Waddooyinka magaalada Dessie, ee...
Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya. Arrintan ayaa ka danbeysey kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in Ciidamada...
Itoobiya ayaa Axaddii laba weerar oo xagga cirka ah ku qaadday bartilmaameedyo ay dawladdu ku sheegtay inay ahaayeen xarumo ay fallaagodu ku leeyihiin Tigray, taas oo...
Weerarada sida kii lagu qaaday magaalada Kongsberg horaantii bishaan ayaa ah mid aad u adag in la saadaaliyo lagana hortago waxayna u badan tahay inay mar...
Turkiga ayaa Sabtidii cambaareeyay Israa’iil ansixinta dhismaha 3,100 guri oo cusub oo laga dhisayo deegaanno kala duwan oo Israa’iil ah oo ku yaalla Daanta Galbeed ee...
Dowladda Austria ayaa Sabtidii soo bandhigtay qorshayaal u oggolaanaya muwaadiniinta inay isdili karaan, waliba lagu caawin kara isdilka laga bilaabo sannadka soo socda ka dib markii...
Shiinaha iyo Taiwan waxay ku kala qaybsameen dagaal sokeeye 1949-kii, inkastoo ay xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah la leedahay Beijing oo keliya, Maraykanka ayaa weli ka...
“Si loo gaaro kala-guur nabadoon, waa in fiiro gaar ah la siiyaa arrimaha amniga iyo milatariga iyo in la riixo giraangirta dhaqaalaha Liibiya,” ayay tiri.