Frederik Willem de Klerk wuxuu ahaa Madaxweynihii ugu dambeeyay ee midab kala sooca ayaa ku geeriyooday da’da 85 sano kadib markii uu muddo la tacaalayay cudurka...
Geeska Afrika ayaa kamid ah wadamada ay balaayiinta ayaxa ah kusoo duulleen. Beeraladeyda ku dhaqan Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika ayaa sheegaya tirada waalida ah...
Sanad kadib markii ay colaada ka bilaabatay waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa isa soo taraya cabsida laga qabo in ciidamada TPLF ay dhawaan gaaraan magaalada Addis Ababa....
Iyadoo uu sii kordhayo dagaalka sokeeye ee ka socda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, ayaa Kenya iyo Koonfurta Suudaan waxa ay ku jiraan heegan sare.
Koox tahriibayaal ah ayaa isku dayay inay xoog ku galaan Poland iyagoo ka yimid Belarus, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha Poland. Warsaw waxay ku eedaysay...
Asalka dagaalka sokeeye ee hadda socda waxa uu dib ugu noqonayaa dagaalkii sokeeye ee 1991kii. Isbahaysiga EPRDF oo ay ku midaysanayeen afar xisbi balse ay u...
Xaaladda dalka Itoobiya aya meel cakiran mareysa. Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu tun weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle ah dalkaas, wararka qaarna waxa...
Pentagon-ka ayaa sheegay in awood u yeelashada Boqortooyada inay iibsadaan gantaalada hawada laga sameeyo ee Maraykanka ay “horumarin doonto amniga wadan aan saaxiibo nahay”.
“Labada dhinac waxay ku heshiiyeen baahida loo qabo in la ilaaliyo dariiqa ku-meel-gaarka ah iyo baahida loo qabo in la dhameystiro qaab-dhismeedka dowladda ku-meel-gaarka ah iyo...
"Kama qaybgeli karno shirka Paris oo Giriiga, Israa'iil iyo maamulka Giriigga Qubrus ay ka qaybgalaan, waxaan u sheegnay (Macron). Tani waa xaaladdeenna. Haddii dalalkan ay ka...