Wakaaladda Anadolu (AA) ayaa arrintan ka wareysatay Mustaf Maxamed Cabdikariin oo ah maamulaha machadka luuqadaha SomTurk ee caasimadda Muqdisho, kaasi oo bixinaya koorsooyin gaar ah oo...
Ciidamada Difaaca Cirka ee Imaaraatka Carabta ayaa ka hortagay oo burburiyay gantaalada ay soo rideen maleeshiyaadka Xuuthiyiinta, waxaana wararku ay sheegayaan in qeyb kamid ah gantaaladaasi...
- Khubarada ayaa sheegay in ay diiwaan galiyeen 10 kiis oo caruur loo qaaday dagaal kadib markii loo sheegay in la diiwaan galin doono koorsooyinka dhaqanka....
22-kii Janaayo, waxaa billowday warar kala duwan oo ku saabsan heshiis dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo guddiga Midowga Afrika (MA) ee ku saabsan mustaqbalka howlgalka faragelinta Midowga...
Maraykanku wuxuu xiriir diblomaasiyadeed la yeeshay Soomaaliya sannadkii 1960-kii, ka dib markii qaybo ka mid ah ay xornimada ka qaateen maamulladii Ingiriiska iyo Talyaaniga, siday u...
Isku daygii ugu horeeyay ee la isku dayay in la qaybsado dhulka 1948-kii waxa ay keentay in ay yeelato dawlad Israa’iil ah balse ma jirto dawlad...
Madaxweyne Putin iyo dhiggiisa Yurub iyo Ameerika midkoodna ilaa hadda uma muuqan inay diyaar u yihiin inay ka tanaasulaan xiisadda toddobaadyada badan socotay, oo ah tii...
Mareykanka oo $130 milyan oo gargaar militari ah ka joojinaya dowladda Masar. Masar oo ah dalka labaad ee ugu badan ee hela kaalmada militari ee Mareykanka,...
Falanqaynta: Calaamadaha dib-u-heshiisiinta ee ka soo ifbaxaya colaadda Itoobiya waxay dib u soo celin kartaa xiriirkii gobolka iyada oo lagu tartamayo madax-bannaanida juqraafiyadeed.
Dowladda Norway ayaa sheegtay inay Taaliban ku cadaadin doonto "dalab la taaban karo" inta lagu guda jiro wadahadalka Oslo