Diblomaasiga ugu sarreeya Washington ayaa ka qeyb geli doona shir madaxeedka isu soo dhawaanshaha Israa'iil iyo Carabta, kaas oo ay ka qaybgeli doonaan wasiirrada arrimaha dibadda...
Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ayaa duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Yemen aroornimadii Axada, maalmo kadib markii mowjado diyaaradeed iyo gantaalo lagu weeraray bartilmaameedyada Sacuudiga.
Dukumiintiyo cusub oo sir ah ayaa shaaca ka qaaday tafaasiil ku saabsan jirdilka, gaajada, iyo diidmada daryeel caafimaad ee maxaabiista loogu geystay xabsiga Khiyaam ee ay...
Jaamacadda Leiden waxay isku dayday inay mamnuucdo dood cilmiyeed ku saabsan qabsashada Israa'iil oo ay soo qabanqaabiyeen kooxda ardayda Falastiiniyiinta.
Isbaheysiga ayaa sheegay in maleeshiyadu ay qorsheynayeen in doomahaasi ay u adeegsadaan weerarada lagu qaado maraakiibta shidaalka qaada ee isaga kala goosha marinka Bab Al-Mandab.
Falanqayn: Booqashada Madaxweyne Herzog ee Ankara, Turkiga iyo Israa'iil waxay calaamad u tahay isbeddelka xiriirka u dhexeeya labada quwadood ee gobolka, laakiin haddii ay danahooda wadaagaan...
Beijing waa ay diiday inay Ruushka oo xulufo dhow la ah ku cambaareyso duulaanka Yukreyn, waxayna “is-ballaarinta bari” ee Mareykanka iyo NATO ku eedeysay inay kasii...
Dhowr falanqeeye ayaa rumeysan in kororka ilaalada gaarka ah ee hubeysan ee saaran maraakiibta ganacsiga ee gobolka ay door muhiim ah ka ciyaareen dhimista burcad-badeednimada; laakiin...
Mararka qaar waxaa dhacdo inay lamaanaha isku khilafaan habdhaqanka guriga iyo masuuliyada waddareedka ka saaran dhammaan howlaha guriga, balse nidaamka howlaha qaar ayaa dhaliya caadifad iyo...
Horaantii bishii janaayo ayey aheyd ka dib markii dowlada Soomaaliya ay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay dalka kenya ayaga oo ku eedeeyay iney faragelin toos ah ku...