Marka dadka si fiican ugu warhayaan alaabtaada ama badeecadahaaga, iibkaagu wuu kordhayaa. Suuqgeyntu waxay caawinaad weyn u tahay xarumaha ganacsiga. Waa marka qaybaha ganacsigu isticmaalaan xeelado...
Wasiirka Israa'iil ayaa ka digay in hannaanka caadiga ah ee Sucuudiga uu noqon doono mid dheer oo horumarku ku imanayo tallaabooyin yar yar, maadaama labada waddanba...
Kooxaha xuquuqul insaanka ayaa si isdaba joog ah u dhaleeceeyay xukunnada noocan oo kale ah ee ka dhaca Masar waxayna ugu baaqeen mas'uuliyiinta inay xaqiijiyaan maxkamadeyn...
11 caruur ah ayaa lagu aasay magaalada Tivaouane ee dalka Senegal ka dib markii uu dab xoogan ka kacay isbitaal ku yaala galbeedka Afrika kaas oo...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax miino lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku...
Saddex caruur ah oo falastiiniyiin ah ayay ciidamada Israa'iil dileen muddo hal toddobaad ah, iyagoo ku daray liis horeba u dheeraa.
Ammaanka Liibiya oo ay halis geliyaan dagaalyahannada ajnabiga ah, Kooxda Wagner: Khubarada Qaramada Midoobay
"Tobannaan sano, dhaqanka Al-Azhar wuxuu ahaa mid ku salaysan in ardaydeeda lagu barbaariyo ixtiraamka fikradaha kala duwan," ayuu ku nuux-nuuxsaday wadaadka.
Malaayiin Afrikaan ah ayaa la daala dhacaaya faqri aad u daran, waxayna la kulmaan dhibaato xagga kharashka ah sababtoo ah dagaalka Yukrayn.
Diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha wadin ee Turkiga ayaa sumcad caalami ah ku helay adeegsiga baahsan ee ay u adeegsadeen dhowr colaadood oo ay ka mid...