Soo magacaabistii lasoo magacaabay Wakiilka Abbaaraha Soomaaliya ayaan wax kusoo kordhin saaxada abaarta Soomaaliya, taaso laga yaabo in ay sare kacdo dhammaadka sannadkan waa sida ay...
Marka laga reebo sheegashada kooxda Al-shabaab ay sheegeen in dhankooda, balse ma jirto cid kale oo warbixin ka bixisay haddii ay ahaan laheyd dhanka Dowlada Federaalka...
Kulankaan ayaa ku soo aadaayo xilli Al-Shabaab ay dhawaan weerar ku qaadeen dhulka dowlad deegaanka Soomaalida, halkaas oo ay ku dirireen ciidanka Liyuu Boolis.
Markii uu dhamaaday howlgalka ayaa taliha ciidanka booliska la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in lasoo qabto ciddii lagu eedeeyo inay qeyb ka...
Burburkii Soomaaliya ka dib ma jirto cid qaaday masuuliyada luuqada Afka Soomaaliga taasoo laga yaabo inay suusho haddii aan wax badan laga qaban, ma ahan markii...
Maalmo ka hor ayey aheyd ka dib markii kooxda Al-shabaab iyo ciidanka Dowlo deegaanka Soomaalida uu dagaal ku dhex maray deegaanka Feer Feer ee u dhow...
Masar ayaa warqad u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay si ay uga soo horjeestaan rabitaanka Itoobiya ee ah inay buuxiso biyo-xireenka sannad saddexaad oo xiriir...
Ummada walbaa oo dumeyso waxay ku dayataa Ummada kale waxaan meesha ka baxo qiimaha qofka, balse Soomaalida ayaa maanta kusoo kordhay nidaam khatar ku ah bulshada...
Xisbiga Qaransoor ayaa shirweynaha kusoo bandhigay afkaarta iyo mabaadi’da uu u taaaganyahay, isagoo baaq u diray dawladda in doorasho qof iyo cod ah laga shaqeeyo sidii...
Ujeedka xisbiga ayaa ah inuu la yimaado dib u habeyn siyaasadeed oo cusub, iyo inuu la yimaado fikir iyo dhaqdhaqaaq dhiirrigeliya danaha umadda, gaar ahaan ujeedada...