ADF ayaa weeraro joogta ah ku qaada tuulooyin ku yaala bariga Koongo inkastoo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Koongo iyo Uganda.
Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed waxaa hore lagu eedeeyay sababo la xariira xadgudub sharciga ciidamada qalabka sida iyo xeer hoosaadka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka....
Booliska ayaa ku tuuray sunta dadka ka ilmeysiisa iyo bambooyinka gacanta laga tuuro si ay argagax u abuuraan, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu, waxaana la xiray caruuska...
Dawladda Denmark waxay doonaysaa in gabdhaha Muslimiinta ah xijaabka xerashadiisa laga mamnuuco. Hadda guddi dawladda ayaa soo jeediyay in la mamnuuco xijaabka iyo in iskuulada lagu...
Hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu imaanayaa, kadib markii Kooxda Al-Shabaab ay weerar xoogan oo 30-saacadood qaatay ay ku qaadeen Hotelka Xayaat ee Magaalada...
Bulshada qaar ayaa soo jeedinaysa in Al-Shabaab looga adkaan karo ciidan ahaan, balse sidoo kale ma jirto in kooxdani laga adkaan doono mustaqbalka fog.
Aasaasihii hore ee kooxda al-Shabaab Mukhtaar Roobow oo Ra'iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre u magacaabay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya, maxaa laga filan karaa magacaabistan?
"Marnaba ma oggollaan karno in jiilka soo kacaayo ay u arkaan ku biirista ururka aragagixisada meel laga soo koorseeyo oo siyaasadd laga soo galo"- Xisbiga Qaransoor...
Al-Shabaab ayaa ujeeddadeedu tahay in ay cadaadis ku saarto dowladaha Geeska Afrika in ay ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya, halkaas oo howlgalka Midowga Afrika uu kula dagaallamayay...
Sida ay qortay Hay'adda Cunnada Adduunka, WFP ayaa sheegtay in caruurta ku nool Soomaaliya markii loo qeybiyo saddax qeybood ay qeybta ugu badani ay wajaheyso nafaqo...