Qaraxa kahor ayuu Farxaan Qaroole ka degay gaarigiisa oo ahaa nooca aysan xabbaddu karin, isaga oo dhiirragalin ugu tagay ciidamada goobtaas ku sugan. Kooxda Al-Shabaab ayaa...
Dadka laga tirada badan yahay ayaa dowladda soomaaliya ka helin wax caddaalad ah, inta badan waxaa laga haystaa guryahooda, dhulalkooda sidaas awgeed waxay dadka door bideen...
Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa dowladdaan Xassan Sheekh Maxamuud waxay u muuqataa mid ay ka dhab tahay la dagaalanka ururkaan.
Wakaaladda wararka ee Ruushka ee lagu magcaabo Sputnik ayaa ka soo xigatay Zamir Kabulov oo ah ergeyga gaar ah ee madaxweynaha Ruushka u qaabilsan dalka Afghanistan,...
Iswiidhan ayaa hore uga warbixisay daadinta dhuunta Nord Stream 1 ee waqooyi bari ee Bornholm, halka Danmark ay xaqiijisay in uu daadsan yahay Nord Stream 2...
Xukuumadda Kiev ayaa sheegtay Jimcihii in ay kala noqotay aqoonsiga safiirka Iiraan ee Yukrayn oo ay "si weyn u dhimi doonto" tirada diblomaasiyiinta Iiraan ee safaaradda,...
Sababta ugu weyn ee xaaladda sii xumaanaysa ee adduunka ayaa ah “rabitaanka joogtada ah ee reer Galbeedka oo Maraykanku hoggaamiyo si loo xaqiijiyo awooddooda caalamiga ah,”...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden wuxuu ballan qaaday taageerada xulafada Ruushka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Armeniya ay ku kalsoonaan karto Washington inay ka caawiso inay kala...
Sarkaal ka tirsan militariga ayaa beeniyay eedeymaha Washington ee ah in Pyongyang ay dooneyso inay hub ka iibiso Moscow
Madaxweynaha Turkiga iyo Ra'iisul Wasaaraha Japan oo ku kulmay New York, ayaa isku raacay in la xoojiyo xiriirka labada dal