Maxkamadda Ciidamada ayaa saddexda nin xukunka dilka toogashada ah ku riday bilihii Oktoobar iyo Diseember ee 2019. Waa markii ay jirtay dowladdii midaan ka horeysay ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalatay qaraxyadii arxan darrada ahaa...
Iibka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo hubka kale ee loo iibgeeyo wadamada Afrika ayaa kor u kacaya kadib markii Turkigu uu heshiisyo iskaashi milatari la saxeexday...
Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa qirtay 'guuldarradii go'aan qaadashada' ee siyaasadda Ruushka.
Maxaa laga filan karaa shirkaan ama uu kaga duwan yahay shirarkii hore ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo maamul gobolleedyada?
"Qiimaha saliidda ee G7 ee la soo jeediyay waxay saameyn kartaa qulqulka saliidda ee Ruushka, laakiin waa hab aan la tijaabin oo u baahan doona ka...
Muhaajiriin Afrikaan ah oo badan ayaa lagu arkay xabsi ku yaal Taizz, ee dalkaas Yemen. In ka badan 40,000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa gaaray dalka...
Rishi Sunak ayaa noqonaya ajaanibkii ugu horreeyey oo Ra'isal Wasaarre ka noqda Boqortooyada Ingiriiska, maalmo ka dib iscasilaaddii lama filaanka ahayd ee Liz Truss oo ahayd...
Ugu yaraan 200 oo qof ayaa lagu dilay dagaal laba maalmood ka socday koonfurta Suudaan, sida uu sheegay madaxa golaha deegaanka.
Casriyeynta Baaqa Wadajirka ah ee Iskaashiga Amniga, oo ah heshiis markii ugu horreysay la saxeexay 2007 markii kor u kaca Shiinaha uu yaraaday, ayaa ahaa natiijada...