Xiisadda Iiraan iyo Israa’iil ayaa sii kordhaysa, iyadoo heshiiskii Nukliyeerka ee Tehran iyo reer Galbeedka uu u muuqday mid sii kordheysa oo aan loo badneyn in...
Isagoo la hadlaya Golaha Dhexe ee Xisbiga Shaqaalaha ee dalka, Kim Jong-un wuxuu soo xigtay "xaalad adag oo cusub" oo ka jirta jasiiradda.
Guuleystaha seddexda jeer Koobka Adduunka ayaa dad badan ay u arkaan inuu yahay ciyaaryahankii abid ugu fiicnaa
Xiisad ayaa ka dhex qaraxday qowmiyadda Seerbiyanka ee Kosovo iyo xukuumadda Pristina - kadib markii Kosovo ay ku dhawaaqday madax-bannaanida Seerbiya.
Maxaa ka qaldan dowladnimada Soomaaliyeed ee maanta?
Ilo lagu kalsoon yahay oo diiday in magacooda la sheego sababo dhinaca amniga ah ayaa u sheegay idaacadda VOA laamteeda afka Soomaaliga in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay...
War saxafadeed ay uu soo saartay Xisbiga Qaransoor ayaa lagu sheegay in waxwalbo wadahadal lagu dhammeeyo si shacabka loo badbaadiyo.
Wasaaradda arrimaha dibadda Israa’iil ayaa ku tilmaantay warbixinnada ku saabsan dib u eegistan “horumar khatar ah”.
Rabshado ka dhacay Paris kadib markii la dilay saddex qof oo Kurdi ah
Eva Kaili, oo 44 jir ah, ayaa ka mid aheyd afar tuhunsane oo horraantii bishan ay xireen booliska Belgium.