Qorshuhu wuxuu dhigayaa in xukuumadda Netanyahu ay dumiso tuulooyinka Falastiiniyiinta ee Area C iyadoo ku marmarsiyoonaysa in la dhisay ruqsad la'aan.
Safarka Antony Blinken, ayaa ku soo beegmaya iyadoo la taliyaha amniga qaranka ee Aqalka Cad, Jake Sullivan, uu todobaadkii hore booqasho ku tagay Israa’iil, halkaas oo...
Ankara ayaa ku dhawaaqday go’aankeeda hal maalin ka dib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan uu ku canaantay Sweden in ay oggolaatay bannaanbaxyo dhammaadka usbuuca ka dhacayay...
Helitaanka dukumiintiyo sir ah oo laga helay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore Mike Pence ayaa yaab iyo jahawareer ku keentay Washington waxayna dhalisay su'aalo ku saabsan...
Falanqeeyayaasha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay ilaaliso guulaha laga gaaray dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab
Militariga Soomaaliya ayaa dedaal adag ku bixinaaya siddii kooxda Alshabaab loogu saari lahaa guud ahaan deeganada ay ka taliyaan.
Mid ka mid ah mas’uuliyiinta waaxda Awqaafta Islaamka ayaa wargeyska The New Arab u sheegay in booliska Israa’iil ay ula dhaqmeen safiirka si “aflagaado ah”.
Xayiraadaha ganacsiga ayaa dhaqaalle xumo ku keeni doona dhaqaalaha suuqa furan, sida lagu sheegay warbixinta
Iyada oo ku taal geeska koonfur-bari ee Jasiiradda Carabta, Saldanada Cumaan waxay qabataa siyaasad dibadeed dhexdhexaad ah, dheeli tiran, iyo diblomaasiyadeed. Sida xubin aasaasi ah oo...
Horaantii, ugu yaraan 18 qof ayaa lagu xiray hawlgallo habeenimo ah oo ka dhacay Daanta Galbeed, kooxda u doodda maxaabiista Falastiin ayaa sheegtay.