Weerar ku dilay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Istanbul
Washington ayaa sheegtay in Iiraan ay heli karto diyaarado dagaal oo ka yimaada Ruushka.
Falanqayn: Iyadoo ay aad astaan u tahay in Iiraan marka loo eego go'doominta caalamiga ah, caqabadaha halista ah ayaa sii wadi doona inay xaddidaan iskaashiga laba...
Qareenkiisa Cabdiraxman Xassan, oo goobjoog ahaa xilliga la xirayay Cabdalla Muumin, ayaa sheegay in markii hore ay u yimaadeen gaashaanle ka tirsan booliska Soomaaliya iyo nin...
Madaxweynaha xilka la wareegay sanadkii hore waa Xassan Sh. Maxamuud asigoo kala wareegay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo asigana lagu soo doortay nidaamka 4.5. Sida warbixintaan sheegtay...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in Ruushku uu ka baxayo heshiiska START ee Maraykanka kaas oo yareynaya oo xaddidaya hubka nukliyeerka ee waddan...
Markii aad fiiriso aqoontan waxay ku saleysan tahay siddii jiika koraaya ay ugu taxadar lahaayeen doorashadooda ku aadan.
Wax akhrintu marka laga hadlaayo waa wax dad badan ay dhibaato ku hayso, haddana waa wax u fiican maskaxda qofka bani'aadamka, sababtoo ah haddii aysan korin...
Tani waa qeybtii ugu horeysay ee aan kaga hadalno bulshooyinka qarsoon (Secret societies), waana sii wadi doonaa haddii uu rabi ogalaado Insh'Allah.
Yemane Gebreab, oo sidoo kale ah madaxa arrimaha siyaasadda ee Jabhadda People’s Front for Democracy and Justice (PFDJ), ayaa sheegay in Eriteriya ay joojisay xubinimadeedii ururkaas,...