Xog waran ku saabsan Ururkaan. Ururku waxa uu xubin ka yahay Golaha Suxufiyiinta Afrika (CAJ) iyo CIVICUS, oo ah isbahaysi caalami ah ee ururrada bulshada rayidka...
Mareykanka wuxuu safaarad ku leeyahay magaalada caasimada ee Muqdisho halka Soomaaliya ay iyaduna safaarad ku leedahay magaalada Washinton D.C. Laakiin aqoon intee la'eg ayay isu leeyihiin...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay diblomaasi hore Richard Riley safiirka cusub ee Soomaaliya, iyadoo Washington ay kordhineyso taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya
Guddiga Midowga Yurub ayaa ballan-qaaday inuu dhameystiri doono xeerar cusub oo dhanka socdaaalka, oo ay ka siman yihiin dhammaan dalalka xubnaha ka ah kahor 2024, kadib...
Wasiirkii koowaad ee ugu horeeyay ee Scotland Humza Yousaf ayaa la wadaagay sawiro isaga iyo qoyskiisa salaada ka dib markii uu soo baxay war taariikhi ah...
Guterres wuxuu ku booriyay dowladaha adduunka inay wax ka qabtaan inta lagu guda jiro faallooyinkiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee New York
In kasta oo aanay Nadia Kahf ahayn haweenaydii ugu horreysay ee Muslim ah oo noqota garsoore dawladeed, haddana waa qofkii ugu horreeyay ee iyadoo xijaab xeran...
Maraykanku waxa uu u ballan qaaday in uu caawinayo Benin, Ghana, Guinea, Ivory Coast iyo Togo si wax looga qabto kooxaha rabshadaha wada iyo xasilloonida gobolka.
Dalal badan oo Muslimiin ah ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin ka dib markii kooxda midigta fog ee Denmark ay Jimcihii ku gubeen qur’aanka kariimka...
Qaraarka Ilhaan Cumar ayaa lagu sheegay in Kongress-ku ay tahay in ay ‘ku sameeyaan wax kasta oo karaankooda ah si loo cambaareeyo loogana takhaluso fikradaha hurinaya...