Golaha sare ee cadaalada Ciraaq ayaa ku booriyay Iswiidhan inay u soo gacan geliso muwaadin Ciraaqi ah oo lagu magacaabo Salwaan Momika si maxkamad loogu soo...
Wadamada BRICS waxay ka badan yihiin 40 boqolkiiba dadka adduunka iyo qiyaastii 26 boqolkiiba dhaqaalaha adduunka.
Dowladda Soomaaliya wax falcelin ah kama aysan sameynin gubista kitaabka kariimka ee Quraanka. Laakiin dalal badan oo Muslimiin ah ayaa si adag u cambaaraayey waliba safiiradooda...
Qorshaha dowladda Soomaaliya ayaa ah in guud ahaan dalka kala wareegto ciidamada ATMIS sanadka dambe dhammaadkiisa.
Waa waxyaabaha dadka intooda badan ay rabaan in laga caawiyo balse waxaa jiro waxyaabo badan oo u baahan in la isku garab qabto.
Dowladda Masar iyo Itoobiya ayaa muddo dhowr sano ah awoodi waayay in ay heshiis ka gaaraan mashaariicda biyaha wabiga Niil.
"Iyadoo la xoojiyey weerarrada ciidanka ee ku aaddan dabar-goynta argagixisada Alshabaab iyo in la curyaamiyo dhaqdhaqaawooda sirdoon ahaan, waxaan ku guuleysannay in hoos loo dhigo falalkoodii...
Tan iyo billowgii sanadkii tegay, dagaallada ayaa uga sii daray barakac ka dhashay baahi lala xiriirinayo isbeddelka cimilada.
Qulqulka dagaalyahannada argagixisada ajnabiga ah waxay halis weyn ku yihiin gobollada ay dowladdu sii wiiqmeyso, ayuu yiri Igor Sirotkin.
Qof walba waxa dhexdiisa ku loollama dabeecado badan oo iska soo horjeeda, iskuna liqdaaran oo ay kala doorashadoodu adag tahay haddii aanay ruuxdu noolayn.