Hakinta Midowga Yurub ayaa la sheegay kadib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan iyo ku takrifalka lagu sameeyay gargaarka.
Maraykanka iyo xulafadiisa waxay abuuraan isku dhacyo cusub si ay uga hortagaan soo ifbaxa adduunyo kala duwan, ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaan la dhacsaneyn midabka dhalaalaya ee loo adeegsaday naqshadeynta hoolka shirarka ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, isagoo soo jeediyay in...
Ujeedka aan idinkula wadaagayo wixii aan kala kulmay buugga, waa in aan lawadaago walaalkay, walaashay si ay uga faa'idaystaan casharada sida qotoda dheer ee looga fekeray...
Asad Cabdi kadib markii ay cadeymo iyo fal dambiyeed ku waayeen Laanta Dembi Baarista Booliiska waxay dib ugu soo celiyeen saldhiga degmada Wadajir oo ilaa iyo...
Hogaamiyayaasha caalamka ayaa u ambabaxaya New York si ay uga qayb qaataan wadahadalada heerka sare ah ee Qaramada Midoobay. Waa kuwan waxa aad u baahan tahay...
Maali, Niger, iyo Burkina Faso ayaa saxiixay heshiiska amniga ee Saxaraha.
Faallo kooban oo ku saabsan buugga caawiyaha ardayga
Milgaha, mudnaanta, qiyam iyo qadarinta uu siinaayo haweenka waa mid runtii wax badan ka beddelaya dareenka bulshada. Siiba hadday akhristaan hablaha Soomaaliyeed waxay unoqon lahayd kayd...
Dhiganahaan cajiibka ah ee aadka loo farshaxameeyay waxaa qoray Qoraa Maxamed Nuur Shire oo ka mid ah jilib culusta waaweyn ee looga danbeeyo cilmibaarista iyo qorista...