Booliiska Kenya ayaa isniintii is-hortaagay shir jaraa’id oo la doonayay in lagu baahiyo eedeymaha xuquuqul insaanka iyo xadgudubyada deegaanka ee ay ciidamada Ingiriiska ka geysteen gudaha...
"Waxaan tallaabadan u qaadayaa sababtoo ah waxaan go'aamiyey in Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Gabon, Niger, iyo Uganda aysan buuxin shuruudaha u-qalmitaanka" AGOA, ayuu Biden ku sheegay warqad...
Magaalooyinka ay ugu badan yihiin dadka qaba xanuunka HIV ee Soomaaliya.
Slovakia waxay doonaysaa inay dib u eegis ku sameyso heshiiska ay la gashay Mareykanka, wasiir dhawaan la magacaabay ayaa shaaca ka qaaday
Shaban Axmed, oo ah shaqaale dawladeed oo ku shaqeeya Injineer, isla markaana leh shan carruur ah, ayaa weerarrada Israa'iil ku tilmaamay "Qiyaamaha".
Sarkaal ayaa ku andacooday in ururka "aysan lahayn awood akhlaaqeed" oo ay isugu yeerto koox xuquuqul insaanka.
Khamiistii, Abiy wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya "waligood weerar aysan qaadin" cidna ma weerari doonaan," isagoo raaciyay "waxaa naga go'an inaan danaha labada dhinac wada hadal...
Iyadoo weerarrada Israa'iil ay ku hayso Qaza ay sii socdaan, oo ay ku dileen in ka badan 5,700 oo Falastiiniyiin ah, reer galbeedku ma joojin taageerada...
Si ka duwan Israa'iil, Maraykanku wuu joojiyay inuu Tehraan ku eedeeyo inay si toos ah ugu lug leedahay weerarkaan.
Neil Wigan wuxuu sharraxay sababta uusan waddankiisu raaligelin rasmi ah uga bixin xad-gudubyadii dhacay xilligii gumeysiga.