Diblomaasi Henry Kissinger ayaa lagu xasuusan doonaa taariikhdii uu ka tagay ee muranka badan dhalisay, waxaana ka mid ah kaalintii uu ku lahaa xoojinta xiriirka Mareykanka...
Cabdullaahi Mire waxa uu sheegay in muddo laba sano ah uu dib u dajin ka helay Norway, balse uu dib ugu laabtay Dhadhaab, oo aanu ahayn...
Kooxda weerarka fulisay ayaa la wareegay beerta dhexe ee calanka Liberiya, oo ay maamusho Zodiac Maritime, oo ku taal gacanka Cadmeed, shirkadda, sida ay sheegtay ciidamada...
“Gabarnimadeeydii adaa ku dheeshay, nin kale oo sidan igu rabana ma leh, ee waa ku aamminaa, yaa?”
Si'aad ula socoto Diblomaasi, waa inaad follow gareyso kanaalka Diblomaasi.com, RIIX halkaan, kadibna qeybta sare ee dhanka midig, waxaad RIIX-daa follow, si'aad noogu xirnaato.
Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, Ku dhawaad 100 qof ayaa ku dhimatay Soomaaliya bishan Nofeember.
Fillo Adduun macaamiishu rag iyo dumarba aad ayay u jecel yihiin, waxaana macamiil ka ah gabdhaha yaryar oo faqrigu iyo daruufaha ka hiiliyay.
Siyaasiga ku caan-baxay Islaam naceybka ee Geert Wilders ayaa noqon doona Ra'iisul Wasaaraha Holland ee soo socda.
Heshiiska oo dhacay aroornimadi hore ee Arbacadi shalay, ayaa dhigaya in Israa'iil ay deyso 150 Falastiiniyiin ah oo ku xira xabsiyadeeda, sidoo kalana ogolaato in gargaar...
Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegtay in Ankara ay sheegtay in aysan ansixin doonin dalabka Stockholm ee ku aadan kulanka wasiirada NATO todobaadka soo socda.