‘Adigaba daraad ayaad Dowlad calan leh haystay, maantana halka aan joogo dalxiis kuma keenin’

Haddii Soomaaliya hesho hoggaamiye fiican, soomaalida waxay noqon lahayd ummadaha ugu horumarka iyo ilbaxnimada badan ee caalamka. Haddaba ummada Soomaaliyeed hoggaamiye noocee ah ayaa ku habboon?