Qaybtan waxaad ku baraneysaa sida loo diyaariyo warbixin qodobaysan, oo xoog iyo xaqiiqo leh. Waxaad u baahan tahay in aad gudbisid muhiimadda warka si caddaan ah...
Qaybtan waxaad ku baraneysaa sida loo qoro bandhigga sheekada raadiyaha (Cue), ee looga dhigo mid xiisa leh. Waa inaad ku darto faahfaahin kooban oo qof dhacada...
Haddaba marka aad gudbineysid fikrad, hasoo jeedin oo keliya sheeko – laakiin waxaa lagaa doonayaa in aad caddeyso waxa aad rabtid inaad ka tiraahdid sheekadda lafteeda...
Qaybtanna waxaad ku baraneysaa sida ugu wanaagsan ee ay iskula shaqeyn karaan weriyaha iyo soosaaraha. Tifaftiraha ama Soo saaraha jooga xarunta wuxuu masuul ka yahay barnaamijka...
Ka feker gabdad ama loor bariis ah oo cirka loo tuuray. Si ballac ah uma soo dhacayso. Way kala firdhanaysaa. Sidaas awgeed maxaad ugu malaynaysaa in...
BBC waxay sawirrada ka soo gaaraan meelo kala duwan, sidaa darteed waa muhiim in xaqiijiyo meesha sawirad ka yimaadeen. Qaybtan waxaad ku baran doontaa sida ugu...
Marka aad Raadiye wax u qoreyso waa in aad dhageystaha soo jiidataa, oo aad isticmaasho luqad sahlan. Iska ilaali inaad isticmaasho jumlo aan micnaheeda la fahmi...
Saxaafadda wax baarta waxay la tacaashaa, dhacdooyinka aan muuqan ama aan war loo hayn kuwaasi oo ay ku sameyso daraasad qoto-dheer. Waxaa la geliyaa wakhti badan...
Qaybtan waxaad ku baraneysaa sidii aad isugu diyaarin lahayd in aad fikraddaada u dhistid sida ugu fiican ee saxda ah ah isla markaana aad uga saartid...
Inaad sameyso warbixin asal ah waxay u baahan tahay shaqo adag, waqti iyo ujeeddo. Ma ahan inta badan hawl aad maalin gudaheed ku sameyn karto ee...