Waxaan ku soo dhex koray qoys aan waxba aqrin waxna qorin, haddii ay qoraana waa Af-Soomaliga un. Waxaan soo gaaray da’da 17 sano jirka, inan-nimo iyo...
Meel fog ayaan mukul ka arkay, Waxaan isku howlay in aan dhankeeda u dhaqaaqo, anigoo cabsida iga adkaatay Ayaan geesinimo qalbigeeyga iska soo riixay, horaan...
Waxaa la yiri; Nin boqor ahaa, ayaa waddo dadku aad u maraan, dhagax weyn ku gooyey. Mid ka mid ah shaqaalihiisii ayuu amar ku siiyey...
Wuxuu da’ ahaan jiray 60 sano. Tinta ku taalla madaxiisa ilaa garkiisu way wada gaduuddanayd. Wuxuu ahaay baraha loo gu jecelaay dugsiga sare ee Usaama...
Xurriyad la’aanta iyo qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda yo samaanteeda....
Nolasha lammaanuhu, waa nolal ku dhisan wax wada qabsi iyo is faham, iskaashi iyo is garabsiin, iyo in wax la wada dhisto. Ma aha milkiyad...
Dar-xumadan i haysa Daawgeeda waxa falay Dambiilaha i daashadey Duufaanno igu furay Daaftayda kuba xiray Dullinimo i bidayoo Dadya duunyo iga jaray Dad dayoobay naga...
Habaar iyo hoogbaa Hagoogta i saartoo Himilo la’aaniyo Herdan baan galayoo Harkii baan ka boxoo Hoy beel i dhigtoo Hummaag aan jirin iyo Heehaab galayoo...
Xasuuqii Karbala ka dhacay taariikhdu markii ey ahayd 10-ka bisha Muxarram ee sanadka 61-da Hijriyada, kuna aaddan 10/10/68-da taariikhda Miilaadiga, ayaa nagula gaadday, ee maanta...
Waxaan ahay wiil Soomaaliya, oo guri iyo quud uusan maalinna u dhibaatoon ku soo barbaaray. kala dambayn iyo xeer dagsanna aan arkin waligiis, intaas waxaa...