Connect with us

Abdiqani Qorane

Cabdiqani Qorane waa qoraa, turjumaa iyo cilmibaadhe wax ka qora culuumta Quraanka, Tiknoolajiyadda casriga ah, Dhaqanka iyo guud ahaaan arrimaha bulshada. Waa qoraa iyo turjumaa wax ku qora luuqadaha Soomaaaliga,carabiga iyo ingiriisigaba. Sidoo kale waa qoraaga buugga Tiilmaan iyo Hoggaan. Waana xubin ka tirsan bahda qoraayada ee websiteka Diblomaasi.com.