Waa qormooyinkii taxanaha ahaa ee cinwaankoodu ahaa: Sooyaalka aqoonta Caafimaadka iyo Nolosha Sayniska. Qormadii hore waxa aynu hadal haynay wax soo-saarkii garaadka ku dhisnaa ee qolyihii...
Waa qormo ka kooban taariikh iyo tagto hore oo ku saabsan asalka aqoonta caafimaadka iyo nolosha Sayniska.
Iftiimin guud: Sebenkan maanta aynu joogno dhalinyarada iyo jiilasha haatan soo kacaamaya, waxa aan ku baraarujin lahaa oo kala talin lahaa in ay dhugmo dheeraad ah...
Ilbaxnimadii MAAYA ee burburtay! Ilbaxnimo waa xaddaarad iyo waayaheed. Duni kasta iyo bulshooyinka ku nooli waxa ay leeyihiin xaddaarad iyo ilbaxnimo u gaar ah oo ay...
In the present, the cultural and religious climate in the Somalis as well as other parts of the region are affected by retrograded and old model...
Health sector is one of the most essential life sustaining principles in human life and devoid of it human being wouldn’t exist. A healthy individual shape...
Waa qalliin loo ballansanaa in la hirgeliyo 2015-kii, illaa 2017-kii, balse illaa haatan aan suurto gelin. Waxa qalliinkii ka cudur daartay ninkii lagu sameyn lahaa oo...
Maanta waxa aan idin la wadaagayaa dhowr sheeko oo xikmadaysan.! Gabadh ayaa maalin maalmaha kamid ah soo booqatay saaxiibaddeed oo cunto karinta si heersare ah u...
Waa maxay nasiibku? Waa weyddiin iyo fal-celinteedi.! Nasiib muxuu yahay? Dadku ma isku wada nasiib baa? Nasiibka iyo qaddarka maxaa u dhaxeeya? Nasiibka ma lagu hungoobaa?...
Eike Fuhrken Batista da Silva, waa hantiilihii iyo milyaneerkii reer Brazil. Hantidiisa waxa lagu qiyaasi jiray ku dhowaad 40 billion oo dollarka Maraykanka ah. Waana ninkii...