Connect with us

Cabdirisaaq Maxamed Xaaji

Cabdirisaaq Maxamed Xaaji waa qoraaga buuga Taariikhda Madow ee Reer Galbeedka, wuxuu sidoo kale qoray buug lagu magacaabo buugga Xikmadaha iyo Oraahyadii Culimada. Waa qoraa jecel wax akhriska, sidoo kale waxyaabo gaar ah ayuu jecel yahay inuu wax ka qoro sida siyaasadda caalamka asigoo yiri "waxaan sidoo kale jeclahay mar walbo inaan ogaado siyaasada dhagrida leh ee reer galbeedka. Waxaan ahay qoraa cusub waxaana rajeenaya mustaqbalka inaan ka qoro buugaag kala duwan"