Dadku badankii aan idhaahdo idilkii, waxey ka helaan, u riyaaqaan, jecel yihiin isla jeerkaasna doonaan iney kasbadaan weynayn, qadarrin iyo ixtiraam. Taasoo jirta haddana badanaa oo...
Umadda Soomaliyeed sida ay u badan yihiin raali-galinta ma siiyaan xaqeeda oo way ku xad gudbaan, in ka mid ahi maba taqaan haba yaraatee raali–galinta iyo...
Qormadan waxeynu ku lafo guri doonaa waxey kala yihiin Sakada & Cashuurtu, farqiga u dhaxeeya iyo faa,iidooyinka ay leeyihiin labadaba. Aynu ku horeyno Sakada, Sakadu...
Waligii qayilaad umuu fadhiisan niyadiisana kuma soo dhicin inuu qayilo, mid ay saaxiibo ahaayeen uunbaa maalinkasta ka qaada lacag oo ku yidhaahda inder qaadka ii qaad,...
Xayeysiisku waa nooc ka mida luuqadaha Suuq geynta taasi oo aalaaba loo adeegsado in kor loogu qaado xaddiga iibka ee ay meeli leedahay, sidoo kalena waa...
Cuduro aan heybtooda la aqoonsan horena aan loogu arki jirin gayigeena ayeynu la kawsaney qarnigan, kuwaas oo aan inoo kala eegin yar iyo weyn & Rag...
Hadeynu isla garaney in tiknoolajiyadu wax badan ka badashey hab socodkii hore ee ganacsiyada “ka daalaco hab dhaqankii ganacsatadana wax baden ayaa iska badelay, waxaana aad...
Tiknoolajiyadda iyo horumarka laga gaadhey waxey keeneen is badelo badan oo aan qoraal iyo laba toona lagu soo koobi kareyn balse maanta waxeynu u gon leenahay...
Geedka loo yaaqaano baytaraafku wuxu leeyahay faa,iidooyin tiro badan gaar ahaana wakhtiga ramadaanta kaasoo aan keenayn in miisaankaaguna kordho, waxaad cabbi kartaa xilliga afurka si aad...
Hooyada waa lama huraan waa macalinka, dhakhtarka, ababiyaha, afgartaha qof aan juuqna odhaneyn, jaleecada kaliya ayey ku garataa wax ala waxaad tabaneyso, ilmaheedu waxa uu u...