Qoraalkaan gaaban wuxuu tibaxayaa khilaafka soo jiitamayay ee u dhaxeeya ururada iyo maamulada masaajidada wadankaan Norway. Waxan wada ogsoonahay in khilaaf haraadiyay bulshada Soomaaliyeed tobanaankii sano...
Ma isweydiisay qaababka ay wax u iibsadaan macaamiisha? Hab-dhaqanka iyo fahanka go’aamanka ay gaarayaan marka ay wax iibsanayaan? Waa su’aal da’weyn oo u baahan in loogu...
Siddii ay doowladii dhexe u burburtay 1991, waxa meesha ka baxay dhammaaan adeegyadii bulshada iyo inta badan arimaha aas-aasiga u ah bulshada Soomaaliyeed. Maqaalkaan waxaan...
Beeraha Soomaaliya waxa kasoo go’a dalagyo iyo qudaar farabadan, taas oo beeraleeyda magaalooyinka u suuq-geeyaan. Qudaartaas dabcan waxa iibsada maqaaxileyda, dukaamanka iyo macaamiil kale haba...
Aqirtayaasha sharafta leh ee ku xiran webkeena Tuke Somalism sidaa innooga barateen waxaan u taaganahay wixii faa’ido iyo hormar u ah bulshadeena inaan idinla wadaagno....
Aqristayaal waxaan horey oga sohadalnay waxyaaabaha keena guusha qoyska wanaagsan, amaba sirta qoyska wanaagsan. Waxyaabaha aan horey oga sohadalnay waxaa ka mid ahaa: in layareeyo...
Micno ahaan ereyga ‘Dimuqraadiyad waa ismaamul dadweyne oo midaysan isla markaasna loo simanyahay xuquuqda rag iyo dumarba. Xuquuqdaas oo ah inaad adigu wax dooran karto...
Inteena badan waan sheegnaa been, laakiin waa kala been badanahay. Ruuxa markuu beensheegaayo labo mid unbaa jirta: inuu been sheego si`uu ugu hortago si aan...
Qoraalkani waxaan kaga hadleynaa dhibaatoyinka ka jira qoysaska, iyo sida lagu helikara qoys wanaagsan islamarkaana leh tiir adag. Baryahaan dambe waxaa soo badanaayey furitaanka iyo...
Dadka Soomaaliyeed waa dad ay soo foodsaartay dhibaatooyin farabadan 30-kii sano ee lasoo dhaafay. Wadanka Soomaaliya waxa uu la kulmay dagaal sokeeye ee lagu baaba’ay...