Connect with us

Liibaan Cabdulkhaadir

Waa qoraa ka tirsan Diblomaasi. Wuxuu wax ka qoraa dhaqaalaha, xariirka caalamiga iyo diblomaasiyadda, arrimaha bulshada, horumarinta shaqsiyaadka, iyo guud ahaan waxbarashada. Qoraaga wuxuu cilmi gaar ah u leeyahay Dhaqaalaha iyo Xariirka Caalamiga iyo Diblomaasiyadda, wuxuu shahaadada heerka koowaad ee Bacheelor Degree-ga ka haystaa Dhaqaalaha & Xariirka Caalamiga iyo Diblomaasiyadda.