Connect with us

Mawliid Axmed Xassan

Waa qoraa ka tirsan bahda qorayaasha ee Somalism.so Waa saynis-yahaan bartay culuumta sayniska iyo caafimaadka guud, waa qoraa iyo cilmi baadhe lafagura arrimaha bulshada, caafimaadka, dhaqanka, wacyigalinta iyo dhiirigelinta bulshada. Qoraagu wuxuu wax ku bartay wadanka Suudaan halkaas oo uu ku qaatay shahaadada heerka koowaad iyo labaad ee jamacada, oo kala ah kuliyadaha sayniska qaybta noolayaasha il ma aragtiga ah, heerka labaadna ku qaatay caafimaadka guud.

Stories By Mawliid Axmed Xassan