Waxay isku dayaan inay caanimo ka helaan iyagoo aan istusin waxyaalaha ceebta leh ee ay sameenayaan saaxiibadood. Waxaas oo dhan waxaa loo sameeyaa oo kaliya in...
Markii aad fiiriso aqoontan waxay ku saleysan tahay siddii jiika koraaya ay ugu taxadar lahaayeen doorashadooda ku aadan.
Wax akhrintu marka laga hadlaayo waa wax dad badan ay dhibaato ku hayso, haddana waa wax u fiican maskaxda qofka bani'aadamka, sababtoo ah haddii aysan korin...
Tani waa qeybtii ugu horeysay ee aan kaga hadalno bulshooyinka qarsoon (Secret societies), waana sii wadi doonaa haddii uu rabi ogalaado Insh'Allah.
Haddii ay laga dheeraado fikir duwanaanshaha waxaa aad usii badan doono isdhexgal-ka bulshada ayadoo laga fagaanaayo in la adeegsado jinsiyad iyo waxyaabo kale.
Aqoontu waa xog macno u leh garaadka qofka sirdoonka ah. Caqlinimadu waa awoodo kala duwan oo la xidhiidha garashada, hal-abuurka, go'aan qaadashada, xalinta mashaakilaadka iyo caqliga...
Sirdoonka gudaha ama kan dibada mid kuu doono ha noqdee waxaa qasab ku ah in uu dhigo xogta meel muhiim taasi oo ay adag tahay in...
Way fiicnaan lahayd haddii aan dhisno hay’ado cilmi baaris ah oo ka shaqeeya dal kasta iyo heerka gobolka guud ahaan waqtiyadaan muhiimka u ah taariikhda dalalkeenna,...
Si loo xaliyo dhibaatadan waxay u baahan tahay in marka hore la helo halbeeg wax lagu cabiro si loo ogaado halka ay gaarsiisan tahay dhibaatooyinka, siddaa...
Markii uu dhacay qaraxii labaad oo ahaa nuuca la aaso ayaa goobta soo gaaray qaar ka mid Ciidamada dambi baarista oo loo soo gaabiyo (CID), balse...