Nin kaabe qabiil ah oo ay la socdaan mooryaan u adeegta ayaa ku soo duulay magaalo, waxayna baaba’sheen dadkii, waxayna dheceen dhammaan hantidoodii ilaa ay ka...
Sida aan horay uga soo sheekeenay waxaa noo socota qisooyinkii dulmiga ee aan uga digaynay ummadda Islaamka ah meel walba ay joogaan iyo in ay ku...
Waxaan idin soo gudbindoonaa qisooyin ka turjumaya xaaladaha adduunka ka jira, tan Soomaalida ugaarka ah, ciqaabaadkii ku habsaday dadkii dulmiga sameeyay. Qisooyinkaan waxay noqon doonaan kuwo...
Marka laga hadlaayo dugsiyada lagu barto qur’aanka waxaa ka jira dayac aad uweyn , waxaana u kuur galay dugsiyada ku yaal magaalada Muqdisho. Waxaa jira caqabado...
Laga soo bilaabo burburkii kadib waxa jiray caqabado aad u weyn oo soo wajahay waxbarashada. Waxayna ka mid tahay waxyaalaha ilaa hadda laga soo kaban la’yahay...
Cudur kasta waxa uu leeyahay daawooyin ugaara mid kaalmaati iyo mid sugan oo lagu dabar gooyo xanuunka....
Waxay ahayd qiso aad ucajiiba oo ka yaabisay dad badan kadib nin gaal ah oo udhashay waddanka Maraykanka oo ku caan baxay islaam nacaybka uu noqday...
Cabsidu waa in aad ka baqdo wax muuqda iyo wax aysan ishaadu qaban karin. Waxa muuqda waxay noqon karaan bahal aad ka argagaxdo, qof aad ka...
Qadartu waa waxkasta oo ka baxsan gacan bini’aadam waana awooda Alle. Qadartuna waxay ka mid tahay iimaanka in aad rumayso wax kasta oo kugu dhaca kheyr...
Waxaa jira astaamo aad ubadan oo lagu garto ragga xun-xun. Waxaana ka mid ah;- Marka uu kula hadlaayo waxa uu kaa dhaadhicinayaa been iyo boranbogaado. Waxa...