Waxaan horay uga hadalnay calaamadaha lagu garto gabadha wanaagsan, sidoo kalena waxaan aad usoo falanqaynay dhaqanka gabadha suuban. Waxaan ka sheekeynaynaa gabadha xun, waa tuma ama...
Dunida aad arkayso waxa jira dad badan oo ku dulman dunida guud keeda oo haysan wax garab iyo gaashaan unoqda. Maxamed waa wiil Soomaaliyeed oo ku...
Waxaa jira hablo aad u wanaagsan oo ku sifoobay diin, akhlaaq, xishood, karti, howl karnimo, oolimaad dheer, debecsanaan, dhowr sanaan, afgaabni, tixgelin, dad la dhaqan wanaagsan,...
Doorasho marka laga hadlaayo waxaa lagu macneeyaa in qof kala doorato waxyaalo badan sida walxo, shaqo, dad IWM. Balse doorashada aan ka hadlayno waxa weeye in...
Waxkasta waxa ay kala leeyihiin dabeecado kala jaad ah oo aan isku mid ahayn. Bini’aadanka waa kala duwanyahay ilaa xad, isku midna ma ahan xaqiiqdii. Waxa...
Tarabiyaynta, daryeelidda, kobcinta garaadka caruurta waa asaaska guriga. Barbaarinta awlaada waa lagama maarmaan, waxayna uhorseedaa adduun iyo aakhiraba in uu liibaano. Si taas loo helana waa...
Sida caadada ah habeenka kowaad ee arooska, waa ka duwan yahay habeenada kale. Waayo waxaa isku cusub lammaanayaasha isguursaday khaasatan gabadha caruusadda ahi waxay dareentaa baqdin...
Dhisidda guriga waxay ubaahan tahay cilmi iyo caqli wada jira, waayo aragmimo iyo oolimaad badan, feker iyo ka fiirsasho badan, tijaabo iyo turxaan bixin badan, talo...
Inta badan waxaad maqashaan khilaafaad soo kala dhexgala lammaanayaasha isqaba balse ma garanaysaan sababta keena khilaafaadka qoyska. Kala shaki:- Shakiga waa mida ugu weyn ee soo...
In badan waxaad arkaysaa waalid badan oo ka cabanaya awlaadooda, waxayna dhahayaan waa caasiyiin, wax nama taraan, nama soo xiriiriyaan, waa nagu afceliyaan iyo ereyo lamida....