Cali waa nin dhalinyaro ah oo dhammeyey daraasadda Jaamcadda, waxa uu ka shaqeyaa mid kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee Dalka. Waxa uu garab siyaa waalidkii,...
Buuggaan waxaa Qoray Mufekarka caanka ee reer Jasaa’ir ee la oran jirey Maalik binu Nabi, Maalik Allah u naxariistee waxa uu waxbarashadiisa ku soo qaatay Dalka...
Hooyada inta ay Uurka leedahay waxaa ku imaado isbadallo badan taasoo keenta Hooyada inay cunno fiican qaaddan weydo. Inkastoo Hooyada cuno xumo lagu arki karo xilliga...
Inta badan Ardayda marka ay dhammeyaan daarsadaha Jaamacadda waxa ay sameyaan cilmi baaris. Cilmi baristu waa in la raadiyo dhibaato taagan xalkeeda taas oo si sax...
Waxa aan wada ognahay in uu Wadnaha yahay xubin muhiim u ah jirka,Qaab dhismeed ahaan waxaa uu ku yaalla saableyda hoosteeda. Sida ay Wajiyadda dadka u...
Rasuul waliba oo uu Allah ka doorto dadkiisa waxaa uu siiyey mucjisooyin waaweyn si ay dadka ugu waano qaataan jiritaanka Allah,cibdooyinka ay ugu Kali yeellaan Allaha...
Rer banii israa’iil waxa ay ahayeen dadkii ama bulshadii uu Allah usoo direy Nabi Muuse Cs, taariiq-yanahadda qaarna waxa ay sheegaan in ay asal ahaan kasoo...
Fahamka Diinta Islaamka waxa ay soo shaac baxday xilligii Suubanaheenna NNKH, waana waqtigii uu soo daggaayey xukunadda Shareecadda Islaamka. Subanaheenna NNKH waxa uu ahaa mid u...
Caruurta inta badan waxa ay soo maraan marxaladdo kale duwan, marba marka ka danbeyso canugga waa uu koraa oo waxaa is badal ku imaado muuqaalkiisa, sidoo...
Qanjirda waa xubin soo daayo dheecanno jirka muhiim u ah, waxa ayna leeyihiin hab-dhis dhan oo loo yaqaano Hab-dhiska Qanjirada.Waxaa loo qeybiyaa qanjirada labo qeybood oo...