
Walaaca Mareykanka ayaa sidoo kale la xiriira muhiimadda istaraatiijiyadeed ee Gacanka Cadmeed oo ah marin-biyood muhiim u ah isu socodka maraakiibta ganacsiga ee isku xira Bariga...

Isbeddelka guutooyinka ayaa qeyb ka ah habraaca joogtada ah ee ciidamada Ugaandha ay ku cusbooneysiiyaan cutubyada ka hawlgala Soomaaliya, iyaga oo sii wada taageerada hawlgalka Midowga...

Warbixinnada ayaa sidoo kale tilmaamaya in ciidamada la qorsheynayo in la geeyo deegaanka Ceelcade oo ku yaalla duleedka Waqooyi ee Muqdisho, halkaas oo hore uga jiray...

Maxamed Xaaji oo faallo ka bixiyey kulankaasi ayaa sheegay in shirarka siyaasadeed ay abuuri karaan cinwaanno warbaahineed, balse aanay awood u lahayn inay Somaliland kahor istaagaan...

Dhacdadan ayaa lagu daahfurayaa ku biirista Soomaaliya ee nidaamka caalamiga ah ee iibinta iyo dejinta lacagaha tigidhada diyaaradaha oo loo yaqaan BSP, kaas oo ay maamusho...

Maxkamaddu waxay tilmaantay in sheegashooyinkeeda ku saabsan khatarahaas ay ahaayeen kuwo guud isla markaana aan lagu taageerin caddeymo la taaban karo.

Dagaalka ayaa billowday kaddib markii maleyshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay isku dayeen inay hub ka qaataan qof rayid ah oo la sheegay inuu ahaa xoolo-dhaqato.

Warbixinno hore oo soo baxay sanadkan ayaa sheegayay in Soomaaliya iyo Bakistaan ay ka wada hadlayeen suurtagalnimada in Soomaaliya ay hesho ilaa 24 diyaaradood oo JF-17...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in tallaabooyinka caafimaad la xoojiyay kaddib markii Ebola laga xaqiijiyay Kenya oo Soomaaliya ay xuduud la wadaagto.

Sida ku cad cabashada dambiga ee maxkamadda loo gudbiyay Maxamuud ayaa markii hore muujiyay inuu doonayo inuu u safro Soomaaliya si uu uga barbar dagaallamo kooxda...