"waxtarka wuxuu ku baraa in aad noqoto qof wax cafiyo, oo waxtarka waa mid dhinac kasto faa’ido u leh."
Jecelka waxa uu leeyahay muhiimad aad u wayn oo aysan dadkeena intooda badan fahansaneen. Waxaan aminsanahay dadka intooda badan jeceelka waxa ay ka heestaan fahan qaldan,...
Geenyo Afrikaan ah guulihii uuntay midib gaar ah uu u hibeeyey baa tahay. Rabigaa wuxuu kuu qoray seegi maysidee sidaas say haku raadin. San ku neef...
Waxaan rabaa ın aan halkaan ıdınkula wadaago qıso yar oo ku saabsan saamaynta ay ku yeelato qof fıkradaha dadka kale. Waxaan imid dal fok oo anan...
Qoyska waa qayb nolasha ka mid ah, oo qoys la’aan cid jiri kartaa maba jirto. Qoysko qaybo badan ayuu ka kooban yahay. Marna waa mid yar...
Nolosha waxaa jirra xiriira fara badan oo aan la soo koobi karin, xirriir walbana waxa uu leeyahay micna u gaar ah iyo shuruudo loo mara. ...
Ubadkaaga in uu ahaado mid leh akhlaaq wanaagsan waa wax adiga ka waalid ahaan kuu wanaagsan ubadkana u wanaagsan. Qofka mar uu yahay mid akhlaaq...
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa aan jecleestay in aan weydiiyo gabar in ay leedahay xiriir jeceyl iyo in kale, sababta aan u weydiiyey...
Si guud ahaan markaan ugu hadlo maandooriyaha waa waxa keeno dhibaato aysan dareensaneen isticmaalayaashiisa. Sida la wada ogyahay, xoolaha iyo bini’aadamka waxa lagu kala saraa...
Bulshada waxa ay ka koobantahay qaybo kala duwan oo fara badan, gabdhahana waa qayb ka mid ah oo laf dhabar ah. Si guud markaan ugu...