Ganacsi waliba si wanaagsan buu u shaqeynayaa haddii dhaqaalaha dalka uu yahay mid xasilan, si kale aan u dhigee qiimaha kala gadashada badeecadda waa in...
Shirkadaha Ganacsiga waxay isticmaalaan khayraadyo kala duwan si ay usoo saaraan Alaabo, ama ay u bixyaan Adeegyo. Tusaale ahaan shirkadaha ganacsiga waxa ay isticmaalaan alaabo...
Doorka ay waalidiinta ku leeyihiin nolosha ardayga lama soo koobi karo. Waalidiintu waa aasaaska iyo tiirka ay dushooda guusha ardaygu ka bilaawan karto. Inkastoo waxbarashada...
Is-jufeysiga, nin jecleysiga iyo qabiil ku faanka, ku tagri falida awoodeed ee dowlada, jagoon sare oo sida indho beelka loo magacaabaya, saraakiisha magac u yaalka...
Sida lawada ogyahay wadamada hormay oo ay ka jirto Dowlado madaxdeeda ku imaanayaan nidaam doorasho oo qof iyo cod ah waxaa ka jira waxa lagu...
Inaad dhanka wanaagsan u fakartid (thinking positively), micnaheedu waa in aad qof rajo wanaagsan leh tahay (optimist). Waa in aad aaminsangahay inaad sameyn karto waxkasto...
Hoggaanka sare ee dalka waxa uu qaadayo waa talaabooyin aan loo meel dayin, taxadar dheeraad ahna aan la siinin, shacbiga yaanan lagu qasbin in ay...
Maamulida dadka iyo qayraadkooda waa muhiim si loo gaaro hadafka ururka, waxa la rabo in la maamulo waa urur sidaa darteed waa muhiim in aan...
Waa maado muhiim u ah dadka maamula ururada ka shaqeeya bixinta adeegyo ama badeecadaha inta badana waxa ay diirada saartaa dabeecadaha shaqaalaha xiliga ay joogaan...
Soomaaliya waxay ku taala Geeska Afrika, waxaa waqoooyi ka haya Gacanka Cadmeed oo isku xira ciriiriga Baabul Mandeb oo albaab u ah kanaalka Suweys oo...