Connect with us

Axmed Cabdi Qurbaawi

Waa qoraa ka tirsan Diblomaasi. Waa qoraaga buuggaagta kala ah "Baro Luqadda Hindiga, iyo Indho Habeenno". Wuxuu caan ku yahay qorista sayniska iyo macdanta. Wuxuu kaloo qoraa mowduucyo xasaasi ah oo ku saabsan hormarinta shaqsiga iyo falsafada guusha. Waa hal-abuure ku raaxeysta akhriska buuggaagta iyo fekeradaha dadkii horre curiyeen.