Kalyo xanuunku waa xaalad caafimaad darro oo lasoo derista binii aadamka qarkii .caafimaad darradasoo ka bilaabata kadib marka uu kudhaco caabuq infekshan ah Kalyaha iyo...
Jabtadu waa cudur infekshan bakteeriya ay dhaliso. Bakteeriyada dhalisa cudurka Jabtada waxaa loo yaqaan “Neisseria gonorrhoea”. Waa Maxay Calaamadaha Iyo Astaamaha Lagu Garto Cudurka Jabtada? Astaamaha...
Waa Maxay Cudurka Aydhiska “AIDS”? Aydhis “AIDS” waa koox cuduro ah oo la arko marka dhibaato soo gaadho habka difaaca kaasoo uu wax yeeleeyay feyriska HIV....
Sawirkaan korre waxaa laga soo qaaday cilmi baaris lagu sameeyay dhinaca computerka, xaquuqdiisa malahan Tuke Somalism, balse waxaan u addeegsanaynaa qaab cilmiyan ah oo aanan ku...
Sawirkaan korre waxaa laga qaaday Qardho oo ahayd goob dhulkeeda fidsanyahay fardana daaqayaan. Qardho waa magaalo madaxda gobolka Karkaar ee Puntland, Soomaaliya, waa magaalo aad ubaaxad...
Qandho waa heerkulka jirka oo kor uga kaca sidda caadiga ah ama waa marka jirka aadamiga uu soo galo organism jeermis ah oo waxyeelo ugaysan Kara...