Connect with us

Sacdiyo Xassan Maxamed

Waa qoraa ka tirsan Afrikaan. Waa qoraa wax ka qorta arrimaha waxbarashadda, qoysaska, jaceylka, garab siinta dadka dhibaateysan iyo maamulka iyo maareynta. Waa qoraa aqoon gaar ah u leh maamulka iyo maareynta, sidoo kale waa maclimad wax ka dhigta mid kamid ah jaamacadaha dalka ku yaala.