Connect with us

Shidane Cismaan

Waa abwaan iyo qoraa ka tirsan Afrikaan. Qoraaga wuxuu cilmi gaar leh u leeyahay Maamulka iyo Maareynta. Qoraaga wuxuu wax ka qoraa wadaniyada, qabyaaladda, arrimaha madadaaladda iyo waliba cilmiga maamulka iyo maareynta. Abwaanka wuxuu ku magac dheeryahay qabyaalad-diid.