Muuse, waxa uu ahaa wiil madi ah. Baaddiye ayaa uu ku dhashay oo uu ku garaadsaday. Xilligii kuraynimada ayaa aabbihi uga dhintay kadimo ishkin ah iyo...
Qof kasta oo aad ehel tihiin, qof kasta oo aad lammaane tihiin, qof kasta oo aad saaxiib dhaw tihiin, qof kasta aad isla shaqeysaan iyo qof...
“Ninba maalintiisuu Maandeeq gujaystaa.” Abwaan Feerfeer. Saaxiib, horta qoraalkan ka hor, weligaa ma isweydiisay sababta ay Soomaalidu kol kasta u jeceshahay in uu isbeddalo Xukanka Madaxtooyada?...
Habeenkii ay baratay, balo ayey doonatay. Waxa ay lugaheeda ku raadsatay cudur halis ah. Waa kii ay la jiiftay sagaal bilood. Muddadaas cunto saani uga ma...
Shalay galab ayaan waxaan soo raacay Bajaaj. Waxaa waday Bajaajtaasi nin garmadow ah oo markaasi jaad takhsiinnaa. Ka warrama haddii ay ishelaan nin war jecel...
Dhibka kala haysta xirfadlayda iyo looshaqeeyeyaasha! Waxaa jira eray la yiraaho `LAKUKA` oo caan ka ah dalka Soomaaliya, waxaana eraygan laga soo gaabiyey: LA: la qabso...
Waa baa waxaa jiri jiray, wiil iyo gabar muddo dheer oo ay isjeclaayeen ka dib, go’aan ku gaaray in ay isguursadaan. Kolkii ay inta ismehersadeen,...
Beri baa waxaa jiray nin sheekh ah oo qaalli ka ahaa magaalo ka mid magaalooyinka Soomaaliya. Magaalada uu sheekhu ka ahaa qaalliga, waxaa deggannaa qabiillo badan...
Nin baa nagu yiri “Mar dambe in aan Soomaalinimo wax ka sokeeya sheegan baan go’aan ku gaarey!”. Meel biibato ah ayaan isugu nimid, waxaana meesha...
Ereygaan “Federalism” horey uma aqoon, laakiin markii aan arkey sida ay Soomaalidu u calmatey ayaan dib-u-eegey. Waxbaa iiga baxay. Waxaan ogaadey – garashadeyda – in...