Ubax Aden oo ah siyaasiyad Soomaaliyeed oo kunool dalka Norway ayaa u qortay warqad furan oo ay u dirtay wasiirka arrimaha dibadda Norway Anniken Huitfeldt.
Maalinta 22 luulyo waa maalin dalkan Norway laga xuso dhacdo murugo leh oo 9 sanno kahor dhacday, ka dib markii nin cunsuri ahaa 77 qof naceyb...
Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa ka jirtay xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walba la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii....