Iyada oo ku taal geeska koonfur-bari ee Jasiiradda Carabta, Saldanada Cumaan waxay qabataa siyaasad dibadeed dhexdhexaad ah, dheeli tiran, iyo diblomaasiyadeed. Sida xubin aasaasi ah oo...
Wuxuu yiri “ninna arxan-darada adduunku kama dhigto sabool ama xabsi kuma riddo, laakiin waa waddadii feker laciin ahoo uu maskaxdiisa ku barbaariyay. Sidaas awgeed adduun nina...
Furaha ugu muhiimsan ee ganacsiga waa inaad taqaano suuqa aad beegsanayso iyo inaad u haysato dhaqaalle kugu filan. Haddii kale si fudud ayaad u jabaysaa.
Wali ma isweydiisay qofka inuu saameyn yeelan waayo maxaa keeno asigoo wali jaamacad kasoo qalin-jabiyey, waliba heerarka sarre ka gaaray?
Dhulkan Daanta Galbeed ayaa weli ah goob lagu muransan yahay oo ay ugu wacan tahay tiro badan oo Falastiiniyiin ah oo halkaas ku nool oo rajaynaya...
Xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Turkiga iyo Bakistaan ayaa soo bilaabmay sanadka markuu ahaa 1947, wax yar ka dib markii Bakistaan ay xornimada qaadatay oo ah...
Qadar iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir ciidan oo xooggan. Dhowr heshiis oo iskaashi ciidan ayaa labada dhinac kala saxiixdeen, waxaana Turkiga uu qalab milateri u...
“Dhammaan riyadeenna way rumoobi karaan; haddii aan ku dhiirano inaan daba galno”. - Walt Disney
Waxaa la iska indha-tiri karin sida Facebooga uu u caawinayo ururada argagixisada ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Ururada argagixisada marka aan leeyahay dad badan ayaa...
Wakhti horeba waxaa soo noqday faragelintii hore ee laga nastay wakhtigii Xassan Sheekh Maxamuud dalka maamuli jiray. Waaggii maamulkii Xassan Sheekh Maxamuud wuxuu xirriirka Maamul Gobolleedyada...