Waa qaybtii afaraad iyo taxanaha sheekadeenii aynu ugu wan-qalnay “nasiibkii telefonka iyo noloshii ka danbaysay” inyar haddii aan idinka xusuusiyo halkii ay inoo maraysay sheekadu. Waatii...
Waa qaybtii saddexaad iyo taxanaha sheekadeenii aynu ugu wan qalnay “Nasiibkii telefoonkiyo noloshii ka danbaysay”. Hadii aan inyar xusuustiina dib ugu celiyo qaybtii hore ee sheekada,waa...
Waa qaybtii labaad,iyo taxanaha sheekadeenii Aynu ugu wanqalnay “Nasiibkii talefankiyo Noloshii ka danbaysay” hadii aan inyar idinka Xusuusiyo halkii ay inoo maraysay sheekadu Toddobaadkii horre,ayaa ahayd.iyada...
Ammintu waa goor barqo ah,cirka guudkiisa sare waxa ka muuqda waxoogaa daruuro ah oo teel teel ah,sida oo kale waxa isla cirka laga dheehanayaa caadka iyo...