Dhammaan sababaha keena wahsiga ayaa looga guuleysan karaa in aad samaayso waxyaabahan:- Hadaf: Waa in aan yeelanaa hadaf iyo meel aan doonayno inaan so taabano nolosheenna,...
Dhiganahan kooban waxaynu ku dul joogsan doonnaa wahsiga iyo caajiska. Aan ku bilawno su’aallo kala duwan oo dadku iswaydiiyaan, balse inta badan jawaabahooda ay isku waddo...
Si aad ula socoto Sheekadaan taxanaha ah qeybtaan tii ka horeysay halkaan ka aqriso: http://www.tukesomalism.com/archives/10555 Siciid Cali Cismaan wuxuu ahaa arday laba waallalo ah kala dhaleen cabdirashiid...
Goormaad qancaysaa nafyahay Miyaad quustaba aqoon Qofkii hore kuu dayacay Maxaad ka doonaysaa? Ammintu waa 12:30 duhurnimo, cadceedu kala barka cirka ayey joogtaa, Jawigu kulayl...
Odhaahyo murti ah: “Hadii aanad duuli Karin orad, hadii aanad ordi Karin lugee, hadii aadan lugayn Karin gurguuro, balse si kasta oo aad samaysid ha joojin...
Nin ugaadhsade ah baa maalin maalmaha ka mid ah ugaadhsi tegay. Wuxu maalintii oo dhan keynta dhex jibaaxaba, markii uu waayey wax ugaadh ah oo wakhtiguna...
‘Markaad rabto nolosha inaad guul ka gaadho ha moogaan samirka iyo dulqaadka oo ah labada shay ee aan noloshu ka maarmi Karin si aad uga badbaado...
‘Halgan la’aan, ma jiri karo horumar.’ _Frederick Dougles Macalin Biology ayaa barayay ardaydiisa sida diirtu(diirdiir) ay isagu bedesho balanbaalis. Wuxuu ku yiri “labada saac ee dambe...
Ardey caajisloow ah, habeenkiina dhafri jiray, ayaa maalin maalmaha kamid ah, waxa uu kasoo qeyb galay, muxaadaro kasocoty jaamacad, taasoo macalinku uu ku sharaxayey cilmiga xisaabta...
‘Si kasto oo ay wadadu u dheertahay haddii aadan istaagin bar dhamaadka wadada waa gaadhi.’ _Yaxye Y. Xasan Noqo qof saaxiibtinimo leh: Ha dhaleeceynin, cambaareynin ama...