Sacaaliik: waa magac loogu yeero koox Carab ah oo nooleed islaamka kahor, waxayna ku noolaayeen Jaziirada Carabta, waxeyna kasoo jeedaan qabaa’il kala duwan, sidoo kale waxay...
“Alla hayow Waxaan ku weydiisanayaa galabkaan codsi qaas ah, waxeyna tahay in aad iga dhigto ”mobile,, Maalin maalmaha ka mid ah, macalimad ayaa gashay fasal, waxeyna...
Qofka bani aadamka ah waa noole bulshaawi ah dabeecd ahaan, kaasoo u baahan inuu lanoo laado oo la dhaqmo dadka, lamacaamulidda dadka waa xirfad muhiim ah,...
Waxaa iska hoogay kii dadka kula hadlaa hadal been ah si uu uga xaraabeeysto “uga qosliyo” wuu hoogay! oo wuu hoogay! Mohamed SCW Mid kamid ah...
“waan heesay balse waan ku cunta waayey” Waayadii hore waxaa jiray, tuke ku noolaa keyn aad u fog, keyntane waxaa ka buuxay geedo, dhulkana waxaa ku...
“Waxaan e heeyn kuwa dulleysan kadibne islaamka ayaa nawanaajiye , hadii aan sharaf karaadinno meel aan islaamka eheyn waan dulloobeynaa” Horaantii sanadkii shan iyo tobnaad ee...
“Hadii aad lakali noqoto gudcur “mugdi” naftu waxey ku baaqdaa caasinimo , kaxishoo aragtida Eebbe, una sheeg in uu arkayo kii gudcurka abuuray” – Imam Al-Qahdani...
Waqtigu wuxuu kamid yahay waxyaabaha qaaliga inagu ah noloshaan aduunka, sidoo kale waqtigu waa nolosha bani aadamka, sidoo kale waqtigu wuxuu kamid yahay waxyaabaha hadii ay...
Maqaalkaan waxaan ku soo qaada neynaa xoogaa dhiiragalin, iyo in aan ku cibra qaadanno wixi aan nolosha tan lakulanno. Inta badan waxaan adeegsan doonaa garaadkeyga iyo...
“Orod oo aad ninki aad dulmisay, oo cafis weydiiso arinkaan waa ciqaab xagga Eebbe kaaga timid”. Waxaa lasoo wariey dhacdo dhacday xiligii Nabi Muse cs ,...