“Dhammaan riyadeenna way rumoobi karaan; haddii aan ku dhiirano inaan daba galno”. - Walt Disney
Ummada walbaa oo dumeyso waxay ku dayataa Ummada kale waxaan meesha ka baxo qiimaha qofka, balse Soomaalida ayaa maanta kusoo kordhay nidaam khatar ku ah bulshada...
Dadkan ayaa si isku mid ah u fakara ayagoo hiigsigooda uu yahay gaarsiinta dadka kale ay gaarsiiyaan cilmiga ay hayaan.
Tani waxey ina tusineysaa in uu yaryahay isfahanka lamaanaha ay sidoo kalena aysan wax badan iska aqoon balse micnaha i fur ayaa culimada isku raacday inuu...
Guusha waxa go’aamiya hanka, hiigsiga iyo humaagyada mustaqbaleed ee qofku meel dhigtay, markaas waxay ka dhigantahay, nin waxa guul u ah ayaa mid kale u ah...
Mararka qaar waxaa dhacdo inay lamaanaha isku khilafaan habdhaqanka guriga iyo masuuliyada waddareedka ka saaran dhammaan howlaha guriga, balse nidaamka howlaha qaar ayaa dhaliya caadifad iyo...
Qofka had iyo jeer wuxuu ilaaliyaa caadada iyo curfiga bulshada uu ku dhex-nool yahay, marka uu sidii waajibka u dhowrayo qiyamka iyo dookha bulshadiisa waxa faraya...