
Magdhowga lacageed iyada oo aan loo eegin qiimaha, ma soo celin kartaa sharaftii iyo bahdilaadii dhacday?

Thrive Mahua ayaa sheegtay in jawaabta Baarliin ee xasuuqii OvaHerero-Nama ay ka dambeysay la xisaabtanka Holocaust.

Angela Dorothea Kasner, oo loo yaqaan Angela Merkel. Waxay noqotay haweenaydii ugu horaysay ee raysal wasaare ka noqota Jarmalka.

“Dad isku duuban, oo isku taxalujinaya sidii ay u gaari lahaayeen danta guud ee dhammaan xubnaha bulshada, waxay mar walba heli doonaan guul.” - ayuu yiri...

Qofka Soomaaliga ahi waa qof fara badan amba waxaynu odhan karnaa waa dhawr qof oo isku dhex nool. Waxyaabihii ugu cajiibsanaa ee aan ka akhriyay qeexidda...

Julius Kambarage Nyerere waxa uu ahaa mid ka mid ah geesiyaashii Afrika ee hormuudka ka ahaa xornimo doonka.

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Senegal ayaa rumeysnaa in dalkiisu uu u baahan yahay nidaam siyaasadeed xasilloon oo waari kara intii uu xilka hayay, wuuna ku guuleystay.