Sida wadamada kale ee carabta, bisha barakaysan ee Ramadaan waa munaasabad bulsho iyo mid diimeed oo muwaadiniinta ay ku dhaqmaan cibaadooyinkooda sanadlaha ah, laakiin masiibada Corona...
Caadooyinka la diimeeyo way badan yihiin qof walba oo akhriya qoraalkanna tusaale ayuu ina ku biirin karaa, waana ka rajaynayaa in uu ina ku biiriyo, bal...
“من ضلع أعوج”(1) Horta kuwa dumarka sida khaldan diinta ugu fasira ma nusqaan ay u maleynayaan bay ka baarayaan mise dan kalay leeyihiin?! Waa su’aasha aan...
Booliska dalka Faransiiska ayaa afar qof u soo xiray dilka macallin taariikhda dhiga oo xalay lagu gowracay meel u dhow magaalada Paris ee caasimadda dalkaasi. Booliska...
Waxaa xaqiiqo ah in Islaamku si xawli ah ugu koraayo reer galbeedka. Dalka Mareykanka oo keliya tirada muslimiintu si aad ah ayey kor ugu kacday, laga...
Mar kale Insaanku waa suurad qurux badan – فِي أَحْسَنِ تَقْوِيم – balse hoosta ay uga buuxdo xash iyo xanshashaabo – ظلوم – فخور – كنود...
Falsafadda Nolosha sida uu Qur’aanku u dhigay: هكذا فسر القرآن الحياة: Qur’aanku nolosha aynu noolnahay wuxuu u yaqaan: (الحياة الدنيا) nolosha dhow, waqtiga ay jiraysana wuu...