
Mustaqbalka ummad kasta kuma xirna oo keliya kheyraadkeeda dabiiciga ah ama awooddeeda ciidan, balse wuxuu si weyn ugu xiran yahay tayada fikirka iyo aqoonta ay leedahay...

Plato, ayaa lagu xusuustaa fikrado badan oo qotodheer oo ku saabsan nolosha, akhlaaqda, iyo xigmadda. Mid ka mid ah oraahyadiisa ugu caansan ayaa ah: “Guusha ugu...

Ujeedada ugu weyn ee dowladdu u taagan tahay ayaa ah hubinta hanaan maamul oo hufnaan leh kana shaqeysa dheelitirnaanta bulsho iyo fulinta mashaariic horumarineed.

Ficillada maanta la sameeyo ayaa saameyn weyn ku leh jiilalka mustaqbalka, sidaas awgeed waa in bulshada Soomaaliyeed ay qaataan masuuliyad dhab ah oo ku aaddan mustaqbalka...

Shaqsiyaadkan ayaa dadka deegaanka ku wargeliyay in Lix maalmood gudahooda ay ugu baxaan xaafadaan iyagoo aysan u caddeyn sababta keentay iyo in ay ka duullayaan awaamiir...

Qisadan waxaana ka baran karnaa in dal hodan ah uusan micno lahayn haddii aanu nolosha dadka, waxbarasho liidata, caafimaad liita, waddooyin burbursan, iyo shaqo la’aan ballaaran...

Mustaqbalka Awdal wuxuu ku jiraa labo waddo: midnimo Soomaaliyeed oo leh fursado waaweyn oo qaran, iyo kasii mid ahaanshaha Somaliland oo leh xasillooni iyo maamul deggan.